“Ninka 81 Xildhibaan U Talin Kari Waayey Inuu Manta Yidhaahdo Madaxweyne Ayaan Noqonayaa”Xil Xaamud Karsaay”

0
589

Xildhibaan xaamud oo ka mid ah xildhibaanda baarlamanka ee berbera uga soo baxay xisbiga UCID mudooyinkii dambena ahaa mudanayaasha taabacsan xisbiga waddani ee siyaasad ahaan la socdey ayaa maanta ku buuray xisbiga kulmiye wuxuuna si adag u dhaliilay hogaaminta murrashax cirro isagoona ku eedeeyey ninka 81 xildhibaan isku wadikariwaayey aanu ummada Somaliland isku wadikarin” waxaa jirtay in golaha mooshin la keenay oo dagaal lagu soo qaaday maalintaa cirro qayladeyda aan qayliyey ayuu ku badbaadey wey dhamaatay hadey dhamaateyna si qaynuun ah kumay dhamaan khiyaano waddaniya oo qofka gala ee masuula maxkamad la taago wuxuu is badal ku sameeyey xeerka doorashada oo khiyaamay . xildhibaan xaamud ayaa badka soo dhigay daldaloolooyin isbarkadey oo dulhoganaya cabdiraxmaan cirro wuxuuna badka keenay maamul xumo dulhoganaysa hogaaminta murrashaxa waddani wuxuuna sheegay in aanu golaha ka soo xaadirin 21 kalfadhi wuxuuna ku sababeeyey inuu kaga mashquulay ololaha xisbiga waddani. Xildhibaanka ayaa shacabka su,aalay in ninka maamuli kariwaayey golihii baarlamanku uu shacabka maamuli karo”  ninka 81 xildhibaan maamuli kariwaayey ma Somaliland buu maamuli karaa” sidoo kale wuxuu xildhibaanku bulshada gobolka hawd farta ugu fiiqay in buudi madhan laga kireeyey oo aan socon guddoomiyaha la siiyeyna ay ku meelgaadh yihiin wuxuu yidhi” saaxibkay cabdiqaadir jirde  waxaan lee yahay guddoomiye laguma siin ee kumeel gaadh baad tahay reer hawdna waxaan leeyahay kumeel gaadh baad tihiine iska fiirsada xildhibaan nac-nacna midh baan lee yahay nac-nac waa habartii hadhuudhka markii ugu dambaysay ka kacdey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here