Wasiirka Madaxtooyada JSL Oo Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdiwaraabe) Gurigiisa Ugu Tegay Kana Tacsiyadeeyey Geerida Xaaskiisa

0
497

Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ay wehelinayeen xubno ka mida Golaha Wasiiradda Xukuumada ayaa Tacsi ugu tegay Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdiwaraabe) oo ku sugnaa guriga uu ka degan yahay Caasimada Hargeysa, isagoo wasiirku ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Xaaskiisi weynaydAlle ha u naxariistee Marxuuma Xaaji Faadumo Cismaan Guuleed oo ku geeriyootay shalay oo ay taariikhdu tahay 14/07/2017 magaalada Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here