Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Ayaa Dugsi Ka Dhagax Dhigay Tuuladda Isku-dhoon

0
369

Iyadoo Lagu Gudo Jiro Safarkii Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ku Kormeerayey Kaadh Qaadashadda Doorasshadda Madaxtooyadda Ayaa Si Aan Kala Go’lahayn Loogu Soo Dhaweynayaa Deegaandda Hood Yimaad Gobolka Togdheer.

Wasiir Cali Xasan Maxamed Ayaa Tuullada Isku-dhoon Ka Dhagax Dhigay Dugsi Ay Yeelan Doonto Tuuladaasi Oo Ay Khaarashkiisa Bixiyeen Dadka Deegaanka Udhashay, Dawladuna Ay Dhulka Bixiyeen, Wasiirka Ay Sheegay In Dadku Kaliyaata Wax Ka Sugin Dawladda Laakiin La Iskaadshadu Oo Dawladda Kala Qeyb Galaan Dhinaca Horumarka.

Wasiirka Ayaa Dhinaca Kale Deegaankan Uga Mahadceliyey Sida Weyn Ee Ay Usoo Dhaweeyeen Iyagoo Waliba Goor Habeen Uyimaadaan Oo Saaka Ilaa Subaxii Utaagnaayeen Inay Soo Dhaweeyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here