Madaxweynaha Soomaaliya Oo Markale Faraha Lasoo Galay Saldhiga Militari Ee Berbera+Maxaa soo Kordhay?

0
340

Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo oo maanta ka hadlayay furitaankii Kalfadhiga Labaad ee Baarlamaanka ayaa waxa uu sheegay in dawladdiisu ay ku hawlantahay sidii ay xog rasmi ah uga heli lahayd heshiiska saldhigga millatari ee magaalada Berbera – wallow uu sheegay in heshiiska saldhigga Berbera uu ka horreeyay wakhtigii la doortay; “Dawladdu waxay ku howlan tahay inay xog dhameystiran ka hesho Heshiiska Berbera, maadaama heshiiskaa uu ka horreeyay 8-dii February, haddii aan xog dhameystiran oo la xidhiidha arrintaas ka helno waa idinla wadaageynaa Baarlamaanka iyo hey’adaha ay quseyso”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here