Gudoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeeelka ee UCID ENG: Faysal Cali Xuseen ayaa ka hadlay arrrmo badan oo xasaasiya.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in Idaacadaha Voa iyo Bbc ay Somaliland dhibaato ku hayaan, isla markaan ay kasoo horjeedaan qarimada Somaliland, waxaana uu ugu baaqay wasaaradda warfaafinta inay shaqo ka qabato labadaasi idaacadood.
Dhinaca kale waxa uu ka hadlay madaxweynaha Soomaliya oo ku sheegay ina aanu waxba ka aqoon taariikhda Jamhuuriyadda Somaliland.
Gudoomiye Faysal ayaa waxa ku iftiimiyey in Farmaajo Xamar ku yahay marti oo ku joogo inuu ka qabo gabadh Hawiye ah isla markaan uu isagu (Faysal?) uu kaga maamuus iyo magacba fiicanyahay magaalada Muqdisho
Halkan Hoose Ka Daawo