Wararka aanu ka helayno magaalada Berbera ayaa sheegaya in mid kamida koontiinarada yaala dekedda magaalada Berbera ayaa uu hadda dab ka kacay.
Lama oga waxa sababay dabkaasi, waxaana hadda la tacaalaya ciidamada dab –damiska ee magaalada Berber.
Waana markii labaad muddo saddex todobaad gudihiis ah ee uu dab ka kacayo dekedda Berbera.Wixii faahfaahina ee kasoo kordha kala soco Shabakadda wararka ee Qoryaalenews.com