Dawladda Somaliland Oo Siidaysay Xubno Kamida Urur Diimeedka Alsaadicuuna Bil-xaq.

0
561

Dawladda Somaliland waxay xabsiga kasii daysay afar xubnood oo ka tirsan urur diimeedka Alsaadicuuna Bil-xaq kaasi oo dhawaan lagaga dhawaaqay deegaano kamida dhulka Soomaalidu degto.
Xubnahan ayaa magaalada Hargeysa ku xidhnaa in ka badan laba bilood.
Warkan waxa lagu faafiyey barta urukani ku leeyahay shabakadda Facebook

19510395_1870691639847960_7060131353171663594_n
Xadhiga xubnahan ka tirsan ururka Al-saadicuuna Bil-xaq ayay qaar kamid ah qareennada Somaliland waxay ku tilmaameen in uu ahaa mid sharci darro ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here