Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadlay xuska ay habeenkii xalay dawlada Xamar ku qabatay magaalada muqdisho kaasi oo ugu dabaaldageen 26 june oo ku beegan maalintii Jamhuuriyadda Somaliland ka qaadatay xornimadeeda dalka Ingiriiska.
Xuseen Dayr ayaa waxa uu sheegay in Somaliland iska leedahay maalintan laakiin aanay lahayn Soomaliya
Halkan Ka Daawo