Qaraxii ka dhacay Hotel Shaamow sannadkii 2009 oo ku naf waayeen in ka badan 19 qof kuna dhaawacmeen tiro intaa ka badan, ayaa mid kamida dadkii soo abaabulay qaraxaasi waxa uu su’aal weydiiyey mid kamida culimada magaalada Laascaanood.
Su’aasha ayaa ku saabsanyd in ay u furantahay toobad keen
Halkan Ka Daawo