dawlada dalka sweden Oo ka digtay qabashada Taleefanada laga soo garaaco dalka dibadiisa Ee wata furaha 252 Oo ah Furaha dalka Somaliya
Shirkada Telia Oo kamida Shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta Ee dalka sweden ayaa ka digtay inay macaamiisheedu qabtaan ama ay dib ugu celiyaan Taleefanada wata furahani