Maxakamada darajada Koobaad Ee Ciidamada Maamul goboleedka punthland ayaa xukuno kala duwan ku riday dhallinyaro hore loogu Eedeeyey inay xidhiidh la leeyihiin Ururada Daacish iyo Al shabaab
Maxakamada ayaa dil toogasha ku xukuntay 5 Eedaysane Oo lagu soo eedeeyey inay geysteen 5 qarax Oo ka dhacay deeganada punthland
waxayna maxakamadu dhageysatay Dacwadaha 19 Eedeysane Oo ay 9 kamida xoriyadoodi dib usiisay halka 10 kalena lagu fuliyey Xukuno kala duwan Oo Xabsi Ciidana