Ciidamada Amaanka ayaa maalmihii ugu danbeeyey hawlgalo kasameeyey guddaha Magaalada hargeysa yadoo lagusoo qabqabtay dad looga shakisan yahay inay xidhiidh la leeyihiin qaar kamida ururada xagjirka ah
Wasiiru dawlaha Amniga Ee wasaarada Arrimaha guddaha Maxamed Muuse diiriye ayaa fariin ku aadan Nabad galyada udiray qeybaha kala duwan Ee shacabka