Jiif Caaqil Aadan Cali Raygal Oo kamida Cuqaasha gobolka Togdheer ayaa sheegay in shirkii Magaalada Burco ka dhacay aanu ahayn mid dhaqan Oo labada beelood danahooda looga hadlayey balse Uu ahaa Shir Siyaasadeed Taageero loogu raadinayey Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani