Maamulka Gobolka Sool iyo Isu duwaha Wasaarada Deegaanka ayaa Magaalada Laascaanood ka Sameeyay Ololaha Dhir beerista oo qeyb ka ah Xuska 18 May iyadoo Gobolka Sool ay Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyigu Gaadhsiisay 1200 oo Geed