Mas’uul ka Tirsan Xisbiga Ucid ayaa Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay inay Si Deg-Deg Ah Usoo Cadayso Sababtii Ka Danbaysay Dhimashada Marxuum Cabdi Cabdilahi Xirsi Oo Xabsiga Hargaysa Ku Dhex Geeriyooday.