Isu Duwaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha Gobolka Togdheer Cabdi Hindi Ayaa Iiibiyey Qayb Ka Mida Dhulkii Wasaarada Xanaanada Gobolka Togdheer Iibiinta Dhulkan Ayaa Waxaa Isu Duwaha Gacan Ka Siyey Maayir Ku Xigeenka Degmada Burco Muxunud Xasan Xoday Iyo Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Togdheer Maxamed Diriye Xayd
Iiibtan Dhulkan Wasaarada Xanaanada Xoolaha Ayaa Waxay Abuurtay Khilaaf Ba,an Oo Soo Kala Dhex Gala Isu Duwaha Wasarada Xanaanada Xoolaha Gobolka Togdheer Cabdi Hindi Iyo Wasiir Dawlaha Wasarada Xanaanada Xoolaha Somaliland
Wasiir Dawlaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland C/rashiid Riyo Raac Ayaa Ogaaday In Qayb Ka Mida Dhulkii Wasarada Xanaanada Xoolaha Gobolka Togdheer La Iiibiyey Taasi Oo Laga Iibiyey Gabadh Ay Isku Faamli Yihin Isu Duwaha Wsaarada Xanaanada Xoolaha Gobolka Togdheer Cabdi Hindi
Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Togdheer Maxamed Diiriye Xayd Iyo Maayir Ku Xigenka Degmada Burco Mr Xoday Ayaa Iyagu Lacag Dilaala Ka Qaatay Dhulkaasi Isla Markaana Fududeyey In Dhulkan Isuduwuhu Iibiyo
Iibka Dhulka Wasaarada Xananada Xoolaha Somaliland Ee Gobolka Togdheer Ayaa Ku Soo Beegmaysa Xili Wasiirkii Xanaanada Xoolaha Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse U Dalka Ingiriiska U Aaday Xaalad Caafimad
Si Kastaba Ha Ahaate Taalabadan U Ku Kacay Isu Duwaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha Gobolka Togdheer Ayaa AH Mid Horseedaysa Bur Bur Iyo Sidoo Kale In Masuuliynta Wasaaradaha Gobolka Togdheer Ay Iyaguna Iibiyaan Xaruumaha Dawlada
Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Ayaa Si Wayn U Sugaaya Taalabada Ay Ka Qaadayso Xukuumadu Dadka Boobka Ku Haya Dhulka Danta Guud Ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Gobolka Togdheer