Maayirka Degamada Burco Maxamed C/raxmaan Yusuf Muraad Ayaa Lunsaday Lacagti Hal kilo Mitir Wadada Isku Xidha Xaafada Wayn Ee Oktobar Iyo Suuqa Wayn Ee Magaalada Burco

0
525

Wadadaas  Oo U Qayb Ka Mida Xadhiga Ka Jaray Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxud Silaanyo Dabayaqadii Bishii Novembar Ee Sanadkii Tegay Ee 2016 Maayirka Degmada Burco La Sheegay In U lunsaday lacagtii wadaadas   isla Markaasina Joojiyey Wadadasi Oo Halbawle U Ah Isu Socodka Gaadidka Iyo Ganacsiga Waxana Wadadasi Markii U Madaxwaynuhu Xadhiga Ka Jaray Dhisna Hal Kilo Mitir Halka U Hadhsana Halkiil Mittir Oo Kale Waxaana Bulshada Ku Dhaqan Xaafada Oktobar Ayaa Is Waydiinayaan Wadadii U Madaxwaynaha Somaliland Xadhiga Ka Jaray Sanadkii Tegay islamarkana Lacagta 10 Kilo Mitir oo wadooyinka Burco u bixiyay 500 000 Dolar an loo isticmaalin wadooyinkii Magaalada oo ay ku jirto wadaada Oktober.

 

Sidoo Kale Gaadiidlayda Iskaashatada Ee Wada Jira Ayaa Ee Basaska Ayaa Dhibaatoyin Badan Ka Soo Gaadhan Marista Wadadaasi Wararka Ay Helayso Warbaahintu Ayaa Sheegaya In Maayirka Degmada Burco U Lacagtii Lagu Dhisi Lahaa Halka Kiilo Mitir Ee Hadhay Wadadaasi U Ku Shubtay Acoun Gaar U Ah Lacagta Loogu Tallo Galay In Lagu Dhiso Wadada Xaafada Oktobar Ayaa Waxaa Bixiyey Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Taasi Oo Ugu Tallo Galay In Bulshada Ku Nool Xaafada Ogtobar Ay Helaan Wado Casriya Oo Ay Kaga Naystaan Dhibaatadii Iyo Rafaadkii Haystay Gaadiidlayda Basaaska Ee Iskaga Goosha Xaafada Oktobar Iyo Suuqa Wayn Ee Magaalada Burco Waxanay Bulshada Xaafadasi Ay Si Wayn Ugu Dheg Taagayan Talaabada Ay Madaxtooyada Somaliland Ka Qaadayso Maayir Maxamed C/raxmaan Yusuf Muraad.

murad

 

 

Si Kastaba Ha Ahaate Talaabadan U Kacay Maayir Muraad Ayaa Dhiig Bax Ku Ah Xaafada Oktobar Iyo Dadwaynaha Ku Nool Xaafadasi Waxanay Sababi Karta Khilaaf Iyo Muran Xoogan Oo Soo Kala Dhex Gala Maayirka Degmada Burco Iyo Madaxtooyada Somaliland Maadama U Maayir Muraad Si Badheedha U Qaatay Lacagtii Loogu Tallo Galay Halka Kiilo Mitir Ee Ka Hadhsan Xaafada Aktoobar

 

 

 

.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here