Gudoomiyaha Guurtidaa Jamhuuriyada Somaliland Oo Jawaab Adag Siiyay Dowlada Taagta Daran Ee Somaliya Oo Ka Hadashay Saldhiga Milatari.

0
539

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan Ayaa Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Dawlada Taagta Daran Ee Somaliya Oo Ku Sahabsan Saldhiga Milatari Ee Dawlada Somaliland Ka Kiraysay Dalka Imaaradka Carabta Gudoomiye Saleeban Warbaahinta Kula Hadley Magaalada Hargeysa Ayaa Xukumada Xamar Uga Digay Iney Soo Farogashato Arrimaha Dawlada Somaliland”Jawaari Maxaa Ka Khuseeya Arrimaha Somaliland, Hadii Uu Wax Qabanaayo Tisaa Gubaneysa (Somaliya)Oo Aan Dawlad Laheyn Oo Gaalo Isu Hayhayso Taas Haka Taliyo, Somaliya Waxaan Leeyahey Tiina Ku Filaada”Ayuu Si Kooban Uyidhi Gudoomiye Saleeban

Xukumada Xamar Ayaa Mudooyinkii Ugu Danbeeyay Sas Ka Qaadey Heshiiska Dawlada Somaliland La Gashey Dalka Imaaradka Carabta Kaas Oo Ku Sahabsan Qadiyada Saldhiga Milatari Ee Berbera.g.gurtida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here