Boqor Buurmadow Oo Jawaab Seexawaa Ku Ridey Siyaasiyiinta Iyo Qoorweynta Subeer Awal Kaga Fal-Celiyey Dhawaaqii Ka Soo Jeedhay Soona Dhaweeyey Heshiiska Saldhiga Berbera

0
437

“Ficilka KULMIYE Wuxuu Ixasuusisaa Inankii Yaraa Ee Aabihii Ku Ciyaarey Ee Buuryada Jiidey  Ee Ku Yidhi Aabo Aniga Waxba Imaad Yeeline Hooyadaa Baad Ku Dheeraysay” Boqor Buurmadow

“Muddane Cirro Uu Ku Fashilmay Hogaamintii Golaha Waxaanad Arkaysay In Golihiisii Dhamaa Afar Xildhibaan Ka Raaceen Waana Marag Cad Oo Ku Tusaysa Inuu Ku Fashilmay Hogaamintii Golohiisa”

“Waxaan U Arkaa Albaabkii Ictiraadka Oo Inoo Soo Galay Waana Talaabo Horumarineed Oo Dalka Iyo Dadkaba Farxad Galiyey Wanan Hambalyeynaynaa Oo Waan Bogaadinaynaa”

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-Madow Oo Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Ugu Culus Ayaa Wareysi Gaar Ah Oo Wargeyska SAHAN Siiyey Isagoo Ku Sugan Magaalada Addis Ababa Ee Dalka IItoobiya Ayaa Ka Hadlay Ansixintii Saldhiga Berbera Ee Xukuumadu La Gashay Imaaraadka Carabta Wuxuuna Bogaadiyey Sidii ay U dhacdey Ansixintiisu Isagoona Tilmaam In  Maanta Dalku Helay Fursadii Ictiraafka Boqorka Oo Arrimahan Ka Hadlaya Wuxuu Yidhi.” Waxaan U Arkaa Albaabkii Ictiraadka Oo Inoo Soo Galay Waana Talaabo Horumarineed Oo Dalka Iyo Dadkaba Farxad Galiyey Wanan Hambalyeynaynaa Oo Waan Bogaadinaynaa Arrintan Xisbiga WADDANI Wuu Ka Shaqeeyey Wuuna Ucodeeyey Waxaa kaloo Talaabadani Ku Tusaysaa Hogaaminta Adag Ee Guddoomiyaha Golaha Guurtidu Ku Hogaamiyey Waxaana Bogaadinayaa Xildhibaanada Labada Gole Heshiiskaa Meel Mariyey Waxa kale Oo Arrintani Ku Tusaysaa In Muddane Cirro Uu Ku Fashilmay Hogaamintii Golaha Waxaanad Arkaysay In Golihiisii Dhamaa Afar Xildhibaan Ka Raaceen Waana Marag Cad Oo Ku Tusaysa Fashilkiisa Inuu Ibada Uga Baxo May Ahayn Waxay Ahayd inuu Madasha Fadhiyo Oo Waliba Bogaadiyo una Hogaansamo Ayey Ahayd Raga Maanta Xisbigiisa Ku Jirra Ee Ay Ka Mid Yihiin Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Maxamed Biixi Yoonis iyagey ahaayeen Ragii Markii Hore  Doonayey In Saldhiga La Wareejiyo Oo Imaaraadka Dubai Ku Dalbadey Oo Xirsi Afkiisa Ka Yidhi Oo Ilaa Xad Ku Dhawaaqay Inuu Xuutiyiinta La Dagaalamo Oo Ilaa Xad Ka Shaqaynayey Inay Madaarka La Wareegaan Markii Uu Wasiirka Madaxtooyada Ahaa” Dhanka Kale Wuxuu Boqorku Eedo Culus Usoo Jeediyey Murashaxa Xisbiga KULMIYE Iyo Beesha Uu Abtirsiin Ahaan Ka Soo Jeedo Isagoo Ku Eedeeyey Inuu Doorkiisii Iyo Kii Xisbiga KULMIYEba Meesha Ka Muuqan Oo Uu Ka Gaabiyey Waxaa La Yidhi Maqaar Caytamay Aflagama Dhawree Ragii Ugu Dhaw Dhawaa Sxbadey Muuse Biixi Iyo Bashiir Cabdi Kaahin Ay Xukuumadii Sidii Udurayaan Waxay Ixasuusisaa Inankii Yaraa Ee Aabihii Ku Ciyaarey Ee Buuryada Jiidey  Ee Ku Yidhi Aabo Aniga Waxba Imaad Yeeline Hooyadaa Baad Ku Dheeraysay  Markaa Waxaan U Arkaa In Qoladaa Sharaxan Iyagu Wax Isyeeleen dalka Maanta Wakaa Horumarku Isqabsadey Dekadii Berbera Waad Aragtaa  Saldhigii Wataa Labada Gole La Marieyey In  khayraadkii Dalka Lagu Soo Qul-qulayo. Waxaa La yidhi Meesha aan Wanaag Ka Rabo Xumaan Kama Doonayo Anaga Muuse Biixi Waa Murashaxayagii  Laakiin Intaageerayaasha Iyo Salaadiinta Muuse Isna Amaanan Madaxweyne Siilaanyo, Maxamuud Xaashi Iyo Baashena Maagaan Ma Ogalin Anagu Nin Aanu Dhisayno Nalaguma Oga Inanu Cayno Iyo Inano Sumcadiisa Wax Udhino  Qoorweynta Iyo Siyaasiyiinta Subeer Awalna Inay Siilaanyo Caayaan Waa Mid Laga Wanaagsan Yahay Anagana Ma Ogolin Inan Murashaxayaga KULMIYE Cayno.”

 burmadow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here