Wiil 8 Jir Ah Oo Dunida Ka yaabiyay Isagoo Maqaarkiisu Isu Badalay Dhagax

0
463

Wiil Sideed Jir Ah ayaa waxa ku dhacay Cudur dunida Qariib ku ah kaasi oo aan inta Badan aduunka lagu arkin, maqaarka wiilkan ayaa dhagax isku badalay,iyadoo bulshada ay jaarka yihiin ay si wayn ula amakaageen  cudurkan la soo dersay wiilkan yar.

Mehendi Hassan ayaa lagu magacaabaa wiilkan wuxuuna ku qasban yahay in uu maalinta kasta joogo gurigooda  oo ku yaala degmada Naogoan Ee Waqooyiga dalka Bangladesh ,sababtoo ah maqaarka wiilka waxa uu eegyahay  Dhagax Oo Kale,

Caruurta Ficiisa Ah waxay u sheegaan in ay ka yaqyaqsoodaan lugihiisa,dadku waa ay iska fogeeyaan waana ay Takooraan Maadaama uu xaaladan ku jiro oo uu hayoh cudurkan qariibka ah, hooyadiis Jahanara Begum ayaa Sidaa U sheegtay Saxaafada,

Muddo Sideed sano Ah kama uunsan bixin guriga Sababtoo  ah haddi uu dibada aado dadka Qaar ayaa ka baqaya waxa aanay ku odhanayaa waxyaabo xun xun , Taasi Oo Isaga Ku Abuurta niyad badan sidaas darteed guriga ayaan ku hayaa

Markasta wuxu la ooyaa cudurka haya dartiis, aad ayey ii xanuujinaysaa in aan arko isagoo xanuusanaya oo ilmaynaya”

wiilkan jidhkiisa waxa saaran qolof aad u adag, waxaana xusid mudan in xanuun kani uu yahay mid maskaxda kaga dhacay oo la soo dersay markii dhashay 12 cisho ka dib .

aabihiis abul kalam Azad ayaana daaha ka qaadey in dhakhaatiir dalkiisu sheegen in ay san daweyn karin cudurka wiilkan.

Hooyadiis Jahanara Begam Oo haysata diinta islaamka ayaa daaha ka qaadey in wiilkeeda in ilaahay sidan u sameeyay ayna ku rajo weyn tahay in uu maalin uun caafimaad taam ah heli doono

dhagaxxxxx

qoryaalenews2@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here