Wasiirkii hore ee ciyaaraha Cabdilaahi Faarax Maydhane ee dhawaan madaxweynuhu xilka ka qaday ayaa ku geeriyooday wadanka Jabuuti.
waxaana marxuunka lagu aasayaa sidda warar hoose sheegayaan magaalada jabuuti xukumadda siilaanyo ayaan wali maqal geerida wasiirkii ka tirsanaa golaha wasiiradda
Marxuunka ayaa lagu xasuustaa in uu wakhtigii uu wasiirka ka ahaa wasaaradda ciyaaraha la qabtay koobkii la qabto ciyaaraha gobolada Somalland ugu danbeeyay Hargeysa lagu qabto.
.,