Wasirka Wasaarada Macdanta Xusen Axmed Ducaale ayaa dadkii abaaraha ku habsaday u kala saray Reer Reer Qabyaaladna ugu qaybiyay shaqaalihi Landheere iyo langab caajib. . Sadex continer oo dhagaxana Berbera ka dhoofiyay,
Xusen Axmed Ducaale oo ah nin qurbajooga ayaa ka mid ahaa wasiraddi ugu horeyay u magacaabo Madaxweynahe Axmed Silanyo oo ilaa wakhtiiga ahaa wasirada an dhiicin sidoo kalena an laga badalin wasaradiisa ayaa shirkadda Genel oo leyahay Eng Ibraahin ayaa sahaminta shidalka hore ugu fashilmay isaga iyo wasirka macdanta oo lacagtii loogu tala galay wacyigelinta an sideedi u isticmaalin.
Iminka waxaa ay kensadeen nimaan chaynis ah oo wasirka Xusen kensaday magac u bixiyay qolada chayniska oo hawsha u dirsaday wasirka macdantu ayaa hawshi u wada si ka xun sidi wakhtiigi hore ku fashilantay. Wasirka Macdanta ayaa ilaa hada dadku iswaydiinayaan maxaa dadka iyo dalka looga qaban waayay.waayo .waxaan wax ka waydiinay qar ka mida xildhibaanada Goolaha Waakilada oo isugu jira kuwa laga soo doortay degaanka uu ka badhayo sahaminta shidaalka iyo xildhibaanada guddida macdanta oo noo sheegay in an goolaha laga ansixin shaqaduna tahay qayral sharci.
Sidoo kale waxaanu xidhiidh la samaynay cuqaal iyo xildhibaano degaanka laga sahaminayo shidaalka oo noo sheegay inu wasirka Macdantu Xusen Axmed Ducaale nagaga xun nyahay Abaarta degaanka iyo dadka haysata .qabyalad iyo kala qaybin nala soo galay si danihisa shakhsiga u fushado.
Ilaa Hada cid wax ka qabatay ma jirto dhibaatada uu ka wado Wasirka macdantu Degaanayada waxaa sida yidhi qar ka mida odayasha Degaanka sahaminta shidaalku ka socdo.
Waxaa laga jooga Sadex Casho wakhtiigi cagafta ay afduben cidan beeled degaanka . waxaa hada la soo sheegaya in degaanka la geyay gutooyin cidamada milatariga ah balse dadkii cabanayay abaaruhu ku habsaden an ilaa hada waxba la waydin.
Warar xogagala ayaa sheegaya in anay sheekadu ahayn sahamin shidale ay tahay in dhagaxa dalkeena yala wasirka macdantu dhoofiyo ilaa hadana waxaa uu dhoofiyay sadaex continer oo dhagaxa,
Xafiiska QoryaaleNews/Caynaba
Qoryaalenews2@gmail.com