La Yaaab Dawlada Israa’iil oo Doonaysa In Caasimada Dalkeeda Ka Dhigto Magaalada Qudus Ee Caasimada Wadanka Falastiin,

0
519

Falastiin

Maamulka Israa’iil ayaa fasaxay in 560 guri oo cusub laga dhiso dhulka ay xoogga ku haystaan ee bariga Qudus.

Go’aankan ayaa imaanaya laba maalmood ka dib markii Donald Trump uu la wareegay xilka madaxweyne ee Mareykanka.

Go’aanka lagu fasaxay dhismayaasha cusub ayaa dib loo dhigay ka dib markii uu Ra’iisul wasaaraha Israa’iil dalbaday in la hakiyo.

Dalabkaasna wuxuu daba socday go’aan Golaha Amniga ee Qaramada midoobeey uu gaaray kaaas oo lagu cambaareeyay Israa’iil iyo deegaameynta.

Xal ma loo heli karaa deegaameynta Yuhuuda?

UN oo dalbaneysa in la joojiyo deegaameynta Israa’iil

Qaraaka UN ayaa la soo saaray maalmihii ugu dambeeyay maamulkii Obama.

Guryaha ay israa’iil ka dhiseyso dhulka ay Falastiin ka haysato ayaa Qaramada Midoobeey ay u araktaa inay sharcidaro yihiin.

Ku xigeenka Duqa Israa’iil u qaabilsan Qudus, Meir Turjeman, ayaa sheegay in hadda ay is bedeleen qaababka loo dejiyo shuruucda.

Waxaa la filayaa in Netanyahu uu dagaalka israa’iil iyo falastiin ka dhexeeya uu kala hadlo Trump Axadda.

Trump oo Qaramada Midoobay ku tilmaamay murugo socota

Askeri Israa’iili ah oo loo haysto dilka Falastiini

Labada nin ayaa kuwada hadli doono qadka telefoonka.

Shacabka Falastiin ayaa rajeynaaya in bariga Qudus ay noqoto caasimadooda mustqabalka.

QoryaaleNews2@gmail.comfalastiiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here