Ingiriiska oo jawaab ka bixiyey dalab xukuumada Somaliland hore ugu gudbisay

0
433

London-(QYN)- Xukuumada Ingiriiska ayaa jawaab ka bixisay dalab xukuumada Somaliland kaga codsatay inay kaalin goobjooge-nimmo ku yeelato wadamadda Barwaaqo-sooranka, oo shalay lagu weydiiyey baarlamaanka Ingiriiska

inkastoo aan la shaacin wakhtiga xukuumada Somaliland u gudbisay dalabkeeda kaalin goob-joogenimmo inay ku yeelato Wadamadda barwaaqo-sooranka ayaa xildhibaan Andrew Rosindell su’aal ka jeediyey fadhigii baarlamaanka u dhignayd,

“Hadaan weydiiyo Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqo-sooranka, waa maxay siyaasada waaxdiisa ka qaadatay dalab Somaliland ku doonaysay kaalin goob-joogenimmo ay ku yeelato Wadamadda barwaaqo-sooranka.

 

HALKAN  TABO LINKIGAN  http://somalilandspan.com/ingiriiska-oo-jawaab-ka-bixiyey-dalab-xukuumada-somaliland-hore-ugu-gudbisay/PIN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here