Guddoomiyaha KULMIYE oo sharraxay sida keliya ee loo kala furdaamin karo abaarta iyo doorashada

0
455

Hargeysa(QYN)Halkan ka DAAWO Guddoomiyaha KULMIYE oo sharraxay qaabka keliya ee loo kala furdaamin karo abaarta iyo doorashada, xilli uu hadal ka jeediyey madal lagu shaacinayey heshiis midow ah oo dhexmaray Garabkii Jamaal Cali Xuseen ee xisbiga UCID iyo xisbiga KULMIYE oo ka dhacday maanta huteelka Maansoor ee Hargeysa.

 

muse-bixi


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here