Daacish oo nolosha ku gubtay labo askari oo turkish ah iyo dowladda Turkiga oo baraha bulshada xirtay

0
569

Ururka la baxay Khilaafada Islaamka ee DAACISH ayaa soo saaray muuqaalka laba qof oo ay ku sheegeen in ay yihiin ciidmo Turki ah oo nolosha ay ku qabteen kuwaas oo ay dab iyo baasiin qabadsiiyeen. Dowladda Turkiga ayaa dhankeeda xirtay baraha bulshada si aan loo arkin muuqaaladan.turkishnololgubnew

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here