Burco(Qoryaalenews)Waxaa ka sii daraya Abaraha ka jira Gobolada Bariga Somalilnd oo dhimanayan dad iyo xoolo abaartan ayaa dadkii usoo joogay abaarihi kala danbeeyay ka dhacay Somaliland ayaa sheegay inay abaartani tahay tii ugu darnayd oo bahsan .abartan oo loo bixiyay Siman.
Hadaba waxaa gurmad u fidiyay Dawlada Somaliland oo ilaa madaxweynaha ayaa cagihisa ku tagay takula ka geystay weyn.hadaba waxaa magaalada Codanle laga hirgaliyay Ceel Biyood ka hirgalisay Wasirada Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Adan oo si naxarisi iyo damqasho leh ugu soo gurmatay dadka gobolada bari waxay ka hirgalisay Codanle Riig Biyood si fiican uu shaqeeya.
Hadaba Waxaa isa soo taraya cabshooyin ka imanaya masuliyinti Riiga gacanta ku hayay oo dadkii jilicsana iyo xoolihiba lacag waydiinaya. Arintaas oo soo sheegen isuduwayasha Togdheer iyo qar ka mida dadweynaha balse cabashada ayan ilaa hada waxba laga qaban oo Badhasabka Togdheer iyo dawladuba dhagaha ka furaysten.
Sidoo kale Masuuliyinta Madarka Burco ayaa ibiya balki laga kenay Gobolada Galbeedka loogu tala galay in la siiyo dadka looda haysta gobolada Bari. Balse waxaa laga sameeyay ganacsi oo masuuliyinta madarka Burco ayaa lacag ka qada dadka ay balka sinayaan sida ay Qoryaalenews uu sheegen dad lacag la waydiiyay
Waa in mamulka gobolka Togdheer iyo Dawladu arinta wax ka qabtan sida ugu dhkhsaha badan .
Qoryaalenews/Office
Qoryaalenews2@gmail.com
Burco/Togdheer