(BULSHO LA,IL DARAN ABAARO IYO XUKUUMADII AY SUGAYEEN OO KU MASHQUULSAN OLOLE IYO XAFLADO) “KAAF IYO KALA,DHEERI”

0
514
abbbbGuud ahaan soomaliland bari iyo galbeed waxa ka jirta abaar ba an oo saamaysay qaybaha kala duwan ee bulshada taasoo sababtay dhimasho iyo in dad badani ka huleelaan hoygoodii waxa taa sii raacda sixir barar dolarki oo kacay shilin somalilandkii oo qiimo beelay iyo quutal daruurigii oo danyartu awoodi wayday inay jaran tani waa dhiilada iyo dhibaatooyinka ay la daalaadhacayaan guud ahaan qaybaha kala duwan ee bulshada reer somalaind iyadoo xaal sidaa yahay ayaa waxa soo yeedhay war dhiilo leh oo ah in sucudigina jooojiyay dhoofka xoolaha nool oo ahayd isha dhaqale ee bulshada reer somaliland isku halaynaysay dakhliga dalkana guud ahaan ka ah 70%.
hadaba iyaga oo dhibaatooyinka intaa leegi jiraan ayaa waxa wax laga xumaado ah diranihi bulshada u shaqeyihi bulshada oo ah xukumada kulmiye ay mashquul ku tahay xaflado iyo olole aan wakhtigiisii la taagnayn waxa inta mindida daabkeeda haysa (xukumada_kulmiye) laga sugayay samata bixinka bulshada jilicsan ee reer somaliland iyo la tacaalida dhibaatoyinka jira,

waxa se bulshada u qadanwaa ku noqotay baaba bulshada wax lagu yahay kuwii ku dhaartay oo aan dareen sanaynba inay abaaro jiran inuu sixir barar jiro in suuqii xooluhu is taagay waxayna ku sifoobeen damiir lawayaal calooshood u shaqaystayaal ah waxayna isugu markhaati fureen inay yihin caleeen cadaatay oo ka dhigan xisbi la tijaabiyay oo khaatumo xumo ku sagoootiyay bulshadi soo dooratay waxanan leeyahay by by kulmiye hanagusoo noqon ku aragnaye.

By Mohamed Elmi Ali  Dable
002522  63 4255578

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here