Mujaahid Axmed Mire Ayaa Cusbitaalka Hargeysa Ku Booqdey Dhakhtarka Wayn Ee Nolishiisa Qaybta Ka Qaatay Ee Mujaahid Jaamac Daa,uud Oo Ah Dr Caanka Ah Geyiga Somaliland.

0
475

Mujaahid Axmed Mire Maxamed Nuux Oo ahaa Mujaahidkii watay Mujaahidiintii SNM Ee 27/May/1988kii Gudagalkii Magaalada Burco ayaa manta ku booqdey Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa Dr Jaamac Daa,uud

Dr Jaamac Daa,uud Ayaa Ah Dhakhatar Weyn Oo Ka Caan Ah Guud Ahaanba Gayiga Somaliland Waxaanu Dhakhtarku Naftooda Badbaadiyey Mujaahidin Dagalkani Usoo Halgamay Oo Uu Kamid Yahay Mujaahid Axmed Mire Ka Dib Markii Uu Ka Badbaadiyey Dhaawacyo Halisa Oo Ka Soo Gaadhay Dagaaladii Uu Ururkii SNM Kula Jiray Dawladii Keligeed Taliska Ahayd Ee Maxamed Siyaad Bare
Dr Jaamac Daa,uud Ayaa Waxa Uu Sanadii Ugudanbeeyey Goob Caafimaad Oo Uu Ugu Adeego Bulshada Ku Lahaa Degmada Qoryaale Oo Katirsan Gobalka Togdheer Waxaanu Sidii Looga Bartay Alle Shinbir Uga Dhigay Dad Farabadan Oo Xaaladooda Caafimaad Aad Liidato
Dr Jaamac Daa,uud Ayaa Waxaa Ku Soo Booday Xanun Waxana Xaalad Xaafimaad Loogu Qaaday Magalada Hargeysa Isagoo Oo Ay Marba Marka Ka Danbaysa Ay Xaaladiisa Caafimaad Ka Soo Darayso
Dhakarkani Ayaan Wax Taakulo Ah Ka Helin Xuumada Somaliland Ee Gadhwadeenka Ka Yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Isagoona Mujaahid Dr Jaamac Daa,uud Kamidaa Dadka Faro Ku Tiriskaa Ee Kasoo Qayb Qaatay Badbaadinta Qarankani Sidoo Kale Madaxweynaha Dalkani Somaliland Oo Ay Dr Jaamac Daa,uud Marxalado Badan Soo Wada Mareen Ayaa Gabay Doorkii Iyo Mudnaantii UU Dr Jaamac Daa,uud Dalkani Kulahaa, Manajirta Ilaa Haatan Cid Ka Tirsan Xukumada Somaliland Oo Dr Jaamac Daa,uud Intii Uu Xanuunsanaayey Cisbitaalka Ku Bootay
Mujaahid Axmed Mire Maxamed Ayaa Noqonaaya Mujaahidkii Ugu Horeey Ee Daraame Kana Dhiidhiya Xaalada Uu Ku Sugan Yahay Dr Jaamac Daa,uud Oo Xaalad Xun Ka Badbaadiyey Mujaahid Axmed Mire Ka Dib Markii Alle Shimbir Ugu Dhigay Dhaawac Halisoo Ka Soo Gaadhay Dhinaca Maskaxda Dagaaladii Uu Ururkii SNM Kula Jiray Dawladii Rajiimka Ahayd Ee Maxamed Siyaad Bare Waxaanu Mujaahid Axmed Mire Saaka Ku Booqday Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa Dr Jaamac Daa,uud Isagoona Ka Xogwaraystay Xaaladiisa Caafiimad Mujaahid Axmed Mire Ayaa Alle Uga Baryey Inuu Caafimaad Sareecana Siyo Mujaahid Dr Jaamac Daa,uudWaxaanu Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay Mujaahid Axmed Mire Inay Xil iskasaaro Wax Uqabashada Mujaahidkani Dalkini Abaalka Weyn Ku Leh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here