Dawlada Sucuudiga Oo Si Rasmi Ah U Shaacisay Maalinta Ay Iidayaan Dadka Islaamka Ahi

0
441

Dawlada Sucuudiga Oo Si Rasmi Ah U Shaacisay Maalinta Ay Iidayaan Dadka Islaamka Ahi Dawlada Sucuudiga Oo Si Rasmi Ah U Shaacisay Maalinta Ay Iidayaan Dadka Islaamka Ahi
Dowladda Sacuudi Arabia ayaa go’aan ku gaartay in maalinta talaadada ah oo ku beegan shanta bisha Julay ay tahay maalin ciid ah oo ay taariikhduna tahay kowda bisha Shawaal.
Qoraal kooban oo kasoo baxay maxkamada sare ee dalkaasi ayaa loogu baaqay muslimiinta Sucuudiga inay habeen dambe raadiyaan bilashada Shawaal, cidii aragtana ay kusoo wargeliso maxkamada ugu dhow, si looga diiwaan geliyo aragtidooda bisha.
Warkaan ayaa lagu daacabay wakaalada wararka u faafisa Sacuudiga ee la yiraahdoSaudi Press Agency,
Halkaan ka akhriso isagoo English.
The Saudi Supreme Court has called on all Muslims throughout the Kingdom to look for the crescent of the Islamic month of Shawwal on Monday evening to determine the beginning of the Eid al-Fitr HOLIDAY.
In an announcement carried by theSaudi Press Agency, the Supreme Court called on “whoever sights the crescent to report to the nearest court and register his testimony or report to the authority of the region’s center in his area

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here