Ciidamo Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Gaadhay Degmada Balidhiig Ee Gobolka Togdheer+Ujeedka Safarkooda Ciidamo Ka Socda Xukuumada Somaliland Ayaa Habeenkii Xalay Gaadhay Magaalada Balidhiig,Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer,Ciidamadan Ayaa Oo Isagu Jira Kuwa Policeka Iyo Ciidanka Qalabka Sida Ayaa,saqdii dhexe ee habeenkii xalay gaadhay deegaanka balidhiig oo ,maalintii shalay la sheegay inay xuduuka somaliland ku soo xad gudbeen. Ciidamadan Ka Socda Xukuumada Somaliland Ayaa Gaaf Wareegaya Gudaha Magaalada Kuwaas Oo Aan Iyagu Wadin Wax Shaqaaqo Ah,Balse U Tagay Inay Xaliyaan Dadka Shacabka Ah Ee Ku Nool Xuduudka Sare Oo Xooga Is Faham Waayi Dhex Maray Iyaga Iyo Ciidamada Liyuu Bolice Ee Dawlad Deegaanka Soomalida Itobiya, Goob Jooge Ku Sugan Magaalada Balidhiig Ayaa Xaqiijiyay In Magaalada Ay Soo Gaadheen Ciidamo Ka Socda Xukuumada Somaliland,Isla Markaana Ay Soo Dhoweyn Balaadhan U Sameeyeen,Dadka Shacabka Ah Ee Ku Nool Magaalada Bali Dhiig,