War Deg-deg Ah: Feedhyahankii Caanka Ee Maxamed Cali Kalaay Oo Geeriyooday.

0
557

Maxamed Cali oo ah nin can ku ahaa ciyaaraha feerka marar bandanna ku guuleystay ayaa geeriyooday.

 

141222185125_sp_mohamed_ali_640x360_reuters_nocredit

Waxa uu ahaa 74 sano jir, xaaladdiisan ayaana laga deyrinayay maalmahan.

Waxa haleeyay xanuun uga dhacay sambabada iyo neefsashada.

Waxaa cudurkaasi uu ku dhacay sanadkii 1984, afar sano kaddib markii ka fariistay ciyaaraha feerka.

Maxamed Cali waxa uu ku dhashay ee gobolka koofurta mareykanka ku yaalla ee Kentucky.

Waxa uu muslim noqday sanadkii 1964 oo ahayd markii ugu horeysay ee abaalmarinta caalamiga ah uu ku guuleystay.

Seddax jeer ayuu helay abaalmarinta feerka culus ee caalamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here