“Dadka Reer Laascaanood Dagaal Way Ka Koreene Cali Khaliif Isaga Ayay Caleentiisii Cadaatay Ayan Filayaa” Xildhibaan Indho Indho

0
508

Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho ayaa ka hadlay dhawaaq ka soo yeedhay horjoogaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo sheegay inuu dhowaan Laascaanood gacanta ku dhigi doono.

9947

Xildhibaan Indho Indho oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa sheegay inay dadka reer Laascaanood ka koren fidmada iyo kicinta isla markaana ay haatan u baahan yihiin horumar iyo nabad waarta oo ay xasilooni ku helaan.

Xildhibaanak oo warbaahinta Hargeysa kula hadlay ayaa waxa uu yidhi:

“Dadka reer Laascaanood nabad ayay u baahan yihiin, horumar ayay ubaahan yihiin uma baahna waxa uu Cali Khaliif la dhuh leeyahay waxay qaadanayaana maaha wax laga dhagaysanayana maaha, wax Laascaanood ka suuro galayana maaha dadku waxaas way ka koreen waxaanse filayaa inay isaga caleentiisu cadaatayoo Mandheer la keeni doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here