Hogaamiyaha Maleeshiyada Nabad Diidka ah ee KHaatumo Cali KHaliif Galayr oo Ku Dhici Waayay Ino Ka Soo Qaybgalo Xafladi Caleemo Saarka Suldaanka Fiqishiini

0
652

Waxa Maanta Xaflad Balaadhani Ka Dhacday Degaanka Adhi Cadeeye Halkaas Lagu Caleemo Saarayay Suldaanka Beesha Fiqishiini Yeelan Doonto, Caleemo Saarka

Adhi Cadeeye (BurcoOnline) 30.05.2016 Waxa Maanta Xaflad Balaadhani Ka Dhacday Degaanka Adhi Cadeeye Halkaas Lagu Caleemo Saarayay Suldaanka Beesha Fiqishiini Yeelan Doonto,  Caleemo Saarka Suldaankan aya Qabanqaabadiiso soo socotay Muddo Dheer, Iyado Lagu Soo Casumay Madaxdhaqameed Iyo Siyaasiin Iyo Ganacsato Iyo Dadweyne aad uu Fara Badan.
Sida Lagu soo Waramayo Odayaasha Beesha Fiqishiini ee Waday Qabanqaabada Caleemo Saarka Suldaanka aya Casumaay Uu Fidiyay Cali Khaliif Galayr, Iyo Odayaal Badan oo Kale oo Ka soo Jeeda Buuhoodle, waxaana Xafladi Caleemo Saarka Yimi Odayaasha Beelaha Buuhoodle.
Waxa Se Ka Muquurtay Xafladaasi Inay Ka Soo Qaybgalo Cali Khaliif Galayr oo Dib Ka Ogaaday Inay Madaxda Xukummada Somaliland oo u Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Ka Qaybgelayo.
Sida Lagu soo Waramayo Cali Khaliif Galayr aya weli Ku Dhuumalaysanaya Gobolka Buuhoodle, iyado Magaaladaasi Xaalad Cakirani Ka Taagantahay Iyado ay Hadda Maamulka Magaaladaasi ay Gacanta Ku Hayaan Ciidamada Degaannkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here