Waxaanu Ku Hshiinay Inaanu Iska Kaashano Tayaynta Iyo Inaynu Maal Gashano Dekeda Magaalada Ber Bera+Wasiirka Wasaarada Arimaha Debeda Somaliland

0
503

Waxaanu Ku Hshiinay Inaanu Iska Kaashano Tayaynta Iyo Inaynu Maal Gashano Dekeda Magaalada Ber Bera+Wasiirka Wasaarada Arimaha Debeda Somaliland

Wasiirka wasaarada arimaha debeda omaliland oo markale ka warbixiyay heshiiska dhex maray dawlada
somaliland iyo dalka isu taga emaridka carabta ayaa waxa uu ka waramay muhiimada Ay U Leedahay Dalka
Somaliland Heshiiska Dhex Maray Labada Dawladood Ee Somaliland Iyo Dubai
waxaanu Yidhi
Kolay Hadaladii Aan Kaga Warbixinaayay Heshiiska Dekeda Waxaad Mooda In Laga Soo Qaatay Intii Ugu Qiimaha
 Darnayd Balse Heshiiskan Waa Uu Ka Balaadhan Yahay 15ka Malyan Ee Ay Dadku Sida Khaldan U Fahmeen
Heshiiskan Waa Mid Qiimo Weyn U Leh Qaranka Somaliland Waana Heshiis Inoo Horseedaya,Horumar,Shaqo
Abuur,Iyo Saaxiibti Nimo Dheer,
Nuxurka Koowaadna Waxa Weeye Sidii Loo Balaadhin Lahaa Ee Loo Tayayn Laha Dekeda Magaalada Ber Bera,Si Ay U
Noqoto Deked U Adeegta Gobolka Iyo Dhamaan Wadamada Caalamka
Sidoo Kale Dekedeenu Waxay Ku Taala Marin Aad U Muhiim Ah,Waayo Dekeda Magaalada Ber Bera Waxa Ay U
 Dhaxaysaa Wadamada Yurub Eshiya Iyo Africa Wadamo Badan Waxaa Ku Yaalo Dekedo Balse,Balse Teena Ayaa Ka
Sii Muhiimsan Laakin Hadalka Runta Ah Waxa Uu Yahay Inaynu Inagu La Hadhnay Oo Maal Gelin Weyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here