Gudaha ka Eeg: Boodhadh iyo Calamo Banaanbax Ah Oo Maayar Muraad Bulshada Reer Burco U Sameysteen iyo Wararkii U Dambeeyey Ee Burco –

0
535

Gudaha ka Eeg: Boodhadh iyo Calamo Banaanbax Ah Oo Maayar Muraad Bulshada Reer Burco U Sameysteen iyo Wararkii U Dambeeyey Ee Burco

Burco (QYN

) Waxaa ilaa saaka isa soo taraya wararka ku saabsan maayarka magaalada burco maayar maxamed muraad oo dadwaynaha iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ee ku Gudaha-ka-Eeg-Boodhadh-iyo-Calamo-Banaanbax-Ah-Oo-Maayar-Muraad-Bulshada-Reer-Burco-U-Sameysteen-iyo-Wararkii-U-Dambeeyey-Ee-Burco,

Shabakadda Karin News oo si toos ah ula socota dhaq-dhaqaaqyada lagaga soo hor jeedo maayarka burco ayaa waxaa ay shabakaddu helaysaa warar ku saabsan mudaharaad iyo banaanbaxyo caalami ah oo lala rabo in xilka lagaga tuuro isla markaana bulshadu aana u kala hadhin sidii maayar muraad si deg deg ah uu uga hor tegi lahaa wajigiisa oo bulshadu dhibsatay.

Erayada iyo hadalada halku dhigga ah ee bulshadu boodhadhka ku xardhayaan ayaa ah ( DHAN UUN NOO DHAAF DAALIN ) Iyo KU DOONI MAYNO KU DIIDNAYE NAGA HOR DHAQAAQ .

Dhinaca kalena xildhibaanada golaha deegaanka ayaa isku diyaariyay mooshinka xil ka xayuubinta maayar muraad isla markaana u diyaar garoobay inay xilka maayarnimada burco u dhiibaan masuul wax qabad oo fir fircoon isla markaana magaalada burco ku soo celiya wadada horumarka iyo dib u dhiska .

Waxaana bulshadu is waydiinaysaa halka ay martay cashuurtii laga qaadi jiray iyo lacagihii faraha badnaa ee dawladda hoose ee maayar muraad ka masuulka ahaa waxaana ay si isku mid ah bulshadu iskugu markhaati furtay in maayar muraad uu burco baabiiyay isla markaana uu la hadhay kana reebay magaalada burco

Gudaha-ka-Eeg-Boodhadh-iyo-Calamo-Banaanbax-Ah-Oo-Maayar-Muraad-Bulshada-Reer-Burco-U-Sameysteen-iyo-Wararkii-U-Dambeeyey-Ee-Burco. magaalooyinka kale ee dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here