Dawlada Somaliland Oo Si Toos Ah Loogu Macsuumay Shirka Ganacsiga Africa Oo Sanadkan Lagu Qabanaayo Dalka jarmalka

0
503

Dawlada Somaliland Oo Si Toos Ah Loogu Macsuumay Shirka Ganacsiga Africa Oo Sanadkan Lagu Qabanaayo Dalka jarmalka Shirka Ganacsiga Africa Oo La Filaayo Inuu Dhowaan Ka Dhaco Dalka jarmalka Ayaa Waxaa Sanadkan Si Weyn Loo Carab Dhebay Ka Qayb Galka Dawlada Somaliland,Oo Iyadu Noqonaysa Inay Markii Ugu Horaysay Ka Qayb Gasho Shirka Caalamiga Ah Ee Ganacsiga Africa Kaas Oo Lagu Qaban Doono Dalka jarmalka  Shirkan Oo Ah Kii Ugu Horeeyay Ee Abid Lagu Casuumo Somaliland.Tan Iyo Maalintii Ay La Soo Noqotay Qaranimadeeda Ayaa Waxaa Lagaga Wada Hadli Doona Sidii Loo Dhiiri Gelin Lahaa Maal Gashiga Wadamada Africa, Shirkan Ayaa Waxaa La Filaya Inay Ka Soo Qayb Galaan Masuuliyiin Aad U Tiro Badan,Kuwaas Oo Ka Socda Wadamada Africa Iyo Maal Qabeeno U Dhashay Wadamada Yurub   Sababta Keentay In Si Toos Ah Shirkan Loogu Macsuumo Dawlada Somaliland Ayaa Loo Aaneeyay Ka Dib Markii Ganacsigeeda Iyo Maal Gashiga Ka Jira Ay Si Weyn U Dhaaftay Wadamo Badan Oo La Aqoon Sanyahay Isla Markaana Keentay In Si Toos Ah Loogu Macsuumo Shirkan Dawlada Somaliland Oo Ka Madax Banaan Soomaliya  Dawlada Soomaliya Ayaa Iyana Walaac Xoogan Ka Miuujisay Ka Qayb Galka Shirkan Lagu Macsuumay Somaliland Iyaga Oo Sheegay In Heerka Loo Macsuumay Somaliland Ay Tahay Mid U Indho Eeg In Somaliland Ay Tahay Wadan Madax Banaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here