Dekedii Uu Mulkiilaha Maansoor Ka Dhisanayey Berbera Oo Dhamaad Ku Dhaw & Doorka Ay Beesha Cali Xoorxoor Kuleedahay +Taliye Casayr Oo Nqday Dameer Ku Haraati.

0
470

Dekedii Mulkiilaha Hotelka Maansoor Ka Dhisanayey Berbera Oo Dhamaad Ku Dhow Iyo Doorka Beesha Cali Xoor Xoor Ku Leedahay Ka Dib Damaashaadka Ay Ugu Jiraan Dilkii Casayr

Dekedda sharci darada ah ee uu dhisanayo Mulkiilaha Hotelka Maansoor ayaa wakhtigan ku dhow dhamaad iyadoo aan cidi haba yaraatee ka hadal halka markii hore Dekedii ceel-gardi ee lagu dilay Taliye Casayr qaylo cir iyo dhul ooda lagaga qaday isla mar ahaantaana Cali Xoor xoor samaystay Koox maleeshiyo beeleed ah oo weerar ku qaaday Dhismaha dekedda halka ay ugu danbayna dileen Alle ha u naxariistii taliyihii qaybta Booliska Gobolka Saaxil Marxuum Casayr .
Dhisidda dekeddan mac malka ah ayaa dhamaystirkeedu waxa damaashaad iyo Mashxarad looga dhigayaa Dilka marxuum casayr iyo ku guulaysashada Beesha Cali Xoor Xoor Ku Guulaysteen Joojinta Dhismaha Dekeda Ceel-gardi
Ciidanka Booliska iyo wasaaradda arimaha guduhu arintan wax talaabo ah wali kamay qaadin waxaana tani keenaysaa dhaq dhaqaaqyo Abaabulan oo ka yimaada Beeshii uu ka soo jeeday Marxuum casayr .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here