:aMadaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Sheegay Inay Aasasayaan Ciidan Gaar U Tabo Bran+Waxay Qaban Doonaan Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta U Waramaayay BBCDA Ayaa Sheegay In Ay Samayn Doonaan Ciidan Gaar Ah Kaas Oo Ka Shaqayn Doona Ilaalinta Dadka Tahriibta Ah Isla Mrkaana Xil Weyn Isaga Saara Sidii Ay U Soo Af Meer Lahaayeen Masiibada Tahriibta “Somaliland kamay gaabin wax ka qabashada Tahriibka arintaasina waa arin cid kasta ka yaaban tahay , dadkan mukhalasiinta ah ee dhalinyarada tahriibinaya talaabooyin badan ayaanu ka qaadney qaar badan waanu xidh xidhnay iminkana waxaa noo qorsheysan in ciidan u gaar ah oo dabo gala dadkaas dhalinyarada ka kaxeynaya magaalooyinkan ee magafayaasha ay soomalidu u bixiyeen in aanu u sameyno oo aanu kaga hor tagno in aanay hawlahaasi dib u dhicin” ayuu yidhi madaxweyne ku xigeenka Somaliland