Wasiirada Madaxtooyada Iyo Arimaha Dibada Somaliland Oo Saaka Safar Ugu Baxay Dalka Turkiga Iyo Ujeedada Safarkooda.
Wasiirka Arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire iyo wasiirka wasaarada Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxaa ay saaka hiirti si dhuumasho ah kaga dhoofeen madaarka diyaardaha ee Magaalada Hargeysa
Labada wasiir ayaa waxaa uu safarkoodu yahay mid ay ku tagi doonan dalka turkiga wax faahfaahin ahna warbaahintu kama hayso u jeedka uu safarkoodani daaran yahay
Balse Xoggo Hoose Oo QorilugudNews Heshay ayaa waxaa ay sheegayaan in U jeedka safarka labada wasiir uu daran yahay dawlada Turkiga oo codsatey in dib loo bilaabo wada hadaldii Somaliland Iyo Somaliya isla markaana ay gogol xaadh u noqon doonan