Deg Deg:Mid Ka Mida Ganacsatada Ugu Caansan Gobolka Sool Oo Xalay Lagu Khaarajiyay Magaalada Laascanood+Magaciisa Iyo Cida Dishay
Deg Deg:Mid Ka Mida Ganacsatada Ugu Caansan Gobolka Sool Oo Xalay Lagu Khaarajiyay Magaalada Laascanood+Magaciisa Iyo Cida Dishay
Magaalada Laascaanood Ee Gobolka Sool Ayaa Xalay Waxaa Ka Dhacay Dil Toogasho Ah Kaas Oo Lagu Khaarajiyay Mid Ka Mida Dadka Ganacsadayaasha Ah Isla Markaana Ay Walaalo Yihiin Mid Ka Mida Xildhibaanada Ka Tirsan Golaha Baarlamaanka Somaliland Oo Lagu Magacaabo Xildhibaan Dhakool
Ninkan Lagu Dilay Gudaha Magaalada Laascaanood Ayaa Lagu Magacaabi Jiray Carabey Waxaana Habeenimadii Xalay ABaara Salaadii Cishe La Toogtay Isaga Oo Ka Soo Baxay Masaajidka Tabliiqiyiinta Ee Magaalada Laascaanood
Alle Naxariistii Jano Haka Waraabeeye Marxuum Carabey Ayaa Waxaa Dilkiisa Fuliyay Niman Afka Soo Duubtay Waxaanay Ka Baxsadeen Goobtii Lagu Dilay Marxuumka
Marxuumkan Ayaa Ka Mid Aha Raga Sida Weyn Ugu Ololeeya Qadiyada Iyo Jiritaanka Somaliland Ilaayo Iminkana La Garan Maayo Cida U Geysatay Dilka