G/Xigeenkii Gobolka Saaxil Ee Ay Xukuumaddu U Xidhay Dilkii Loo Gaystay Taliyihii Qaybta Berbera Oo Shalay Maxkamada Ciidamada La Soo istaajiyay

0
504

G/Xigeenkii Gobolka Saaxil Ee Ay Xukuumaddu U Xidhay Dilkii Loo Gaystay Taliyihii Qaybta Berbera Oo Shalay Maxkamada Ciidamada La Soo istaajiyay
0

Gudoomiye Xigeenkii Hore ee Gobolka Saaxil Xaamud Xuseen Cabdilaahi oo xilkiisii ku waayay islamarkaana Xukuumaddu u xidhay Kiiska dilkii Bishii hore

04.04.2016 Gudoomiye Xigeenkii Hore ee Gobolka Saaxil Xaamud Xuseen Cabdilaahi oo xilkiisii ku waayay islamarkaana Xukuumaddu u xidhay Kiiska dilkii Bishii hore loo gaystay Taliyihii Qabybta Bilayska Berbera Alle Ha unaxariistee Casayr ayaa Shalay Markii u horaysay Maxkamad Ciidan la soo istaajiyay,waxaana sida la sheegay Su’aalo laga waydiiyay Qaabkii loo dilay Taliyahaasi iyo sidii ay isku soo raaceen ee ay uga soo wada baxeen Bebera,Maadaama oo markii dilku dhacay ay wada socdeen.

waxa kale oo ay Maxkamadu su’aalo ka waydiisay Tirada dhalinyarta jidgoynta u gashay,Noocyada hub ee ay siteen iyo Amarada ay siiyeen ka hor intaanay Rasaasta ku furin ee aanay dilin Taliyaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here