olka Togheer gaar ahaan degmada Ballicalanle ayaa ka dhacay deegaanka Maskax Buuqle oo ku taalla deegaanka Buuhoodle.
Muwaadinka oo xaaladiisu ay tahay dhaawac aad u culus ayaa lagu magacaabi jiray Faarax Axmed Cali waxaana la sheegay inuu ka soo ambo baxay deegaanka Maskax Buuqle oo uu miyigiisa degen yahay isla markaana uu xoolihiisa u waraab keenay.
Faarax Axmed Cali ayaa maleeshiyada weerartay waxay ka soo jeedaa deegaanka Buuhoodle waxaanay wararka qaar sheegayaan in Maleeshiyaadka Cali Khaliif Galaydh ay falkaasi waxshinimada ku lug lahaayeen.