Wasaaarada difaaca ee Algeria ayaa sheegaysa in labo iyo tobban kamid ah ciddamaada millatriga ay dhinteen
Askartan dhamaatay ayaa la socday diyaarad nooca Helocotar-ka ah oo dhulka ku soo dhacday
Diyaaradaasi ayaa xilliga ay soo dhaceysay waxaa ay ku guda jirtay howlagal shaqo,
Dowladda waxay sheegtay in sababta ay u soo dhacaday diyaarada loo aanaynayo cillad farsamo
Diyaarada nooceeda waxay ahayd Mi 1-7-1 oo dalka Ruushka lagu farsameeyo
Diyaaradaha meleteriga ee dalka Algeria ayaa laga soo sheegayaa inay jirto farsamo xumo
Sanadihii la soo dhaafayna waxaa dhacay dhowr shil oo diyaaradeed. midkii ugu xumaana waxuu dhacay bishii january
Shilkaasi dhacay january waxaa ku dhintay 77 qof oo meleteri iyo xaasaskooda isugu jiray