Alla Ha U Naxriistee
Xildhibaan Maxamed Axmed Maxamuud Diigool Oo Ka Mid ahaa Golaha Deegaanka Burco Ayaa Goordhaweyd Ku Geeriyooday Cusbitaalka Hargeysa International Ee Magaalada Hargeysa.
Xildhibaan Diigool Ayaa Ahaa Xildhibaanka Ugu Da’daweynaa Golaha Deegaanka Burco Waxaana Sida Wararka Soo Gaadhay Burcoonline News Ay Sheegayaan In Alle Ha Unaxariistee Uu Marxuum Ku U Geeriyooday Xanuun Uu Mudooyinkii Danbe La Jiifay.