Gudoomiyaha Degmada Dhoqoshay Maxamuud Xasan Saleeban Doob Ayaa Shaaciyey Inuu U Taaganyahay Doorashada Baarlamaanka Somaliland.

0
538

Gudoomiyaha Degmada Dhoqoshay Maxamuud Xasan Saleeban Doob Ayaa Shaaciyey Inuu U Taaganyahay Doorashada Baarlamaanka Somaliland.

Gudoomiyaha Oo Mudooyinkii U Danbeeyey Ku Gudajiray Arrinta Shaacinta Inuu Beeshiisa Ugu Tartami Doono Doorashada Baarlamaanka Ee La Filaayo Inay Dalka Ka Qabsoonta Sanadka 2017 Ayaa Si Rasmi ah Ugu Dhawaaqay Maalintii Shalay Hankiisa Musharax.
Gudoomiyaha Ayaa Gudida Beesha U Gudbiyey Waraaqo Uu Ku Sheegayo Inuu Yahay Musharaxa ReerKa Ee Jagada Doorashada Baarlamaanka Dalka.
Hadaba Waxa Jira Musharaxiin Kale Oo Uu Ku Jiro Hanka Jagada Doorashada Golaha Baarlamaanka Kuwaas Oo Iyaguna U Sharaxan Isla Beesha Uu Gudoomiye Maxamuud Xasan Saleebaan Doob Ka Soo Jeeda,Balse Gudida Reer Ayaan Wali Si Cad Ukala Saaarin Musharaxiinta Leh Hanka Siyaasadeed Iyada Oo Wali Laga Arrinasanaayo Sidii Loo Sheegi Lahaa Musharaxa Dhabta Ah Ee Ay Isku Raacidoonto Beeshu.
Hoos Ka Akhriso Warqada Uu Gudoomiye Doob U Gudbiyey Gudida Beeshiisa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here