Dhul Gariir Xoogan Oo Ku Dhuftay Dalka Taiwan Oo Sababay Dhimashada Dad Gaadhaya Ilaa Hadda 10-Ruux.

0
474

Dhulgariir aad u xoogbadan ayaa waxa uu ku dhuftay koofurta dalka Taiwan, dhismayaasha dumayna waxaa ka mid ah kuwa ay xaafado ahaa.

Cabirka dhulgariirka waxa uu gaarayaa 6.5 magnitude, wuxuuna ku dhuftay meel u dhow caasimadda dalkaasi.

Dhul gariiri xoog badan ayaa ku dhuftaay koonfurta dalka Taiwan, kaasoo sababay in ay burburaan 17 dabaq ayna ku dhimateen uga yaraan 3dax qof.

Dhuul garirkan ayaa cabirkisu lagu qiyasaay 6.5. magnitude waxa uuna ku dhuftaay goob uu dhow casimadda dalkaasi Taiwan ee Tainan.

In ka badan 200boqol oo qof ayaa laga soo badbaadiyay mid ka mid ah dhismaha, balse kooxaha gurmadka ayaa waxa ay isku dayayaan in ay garaan dad laga cabsi qaabo in ay gudaha ku xayiranyihin.

Dhul garirkan ayaa dhacay sacadda markii ay ahyd 6-da habeenimo ee xilliga dalka Taiwan. Dadkana ay badankood hurdeen.

Sido kale waxa lagu soo waramaya in ay jiraan dhismooyin kale oo dumaay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here